Wasaarada Amniga oo Shaqooyin ka banaan

Ujeeddo: Fursado Shaqooyin Banaan.

Wasaaradda Amniga Gudaha XFS waxay soo bandhigaysaa shan fursadood oo shaqo ah ku waasoo kala ah sida soo socoto:

  • Finance Officer
  • Procurement Officer
  • Planning Officer
  • ICT Officer
  • Human Resource (HR Officer)

 

Waqtiga soo gudbinta dokumentiyada waxa uu ku eg yahay taariikhdu marka ay tahay 21 Oktoobar 2017, waxana kusoo diri kartaan info@mois.gov.so  idinkoo ilaalinaya waqtiga.

 

Fadlan eeg “TORs” hoos ku qoran si aad u aragtid waajibaadka shanta shaqo ee aan kor kusoo xusnay.

 

FG: Mushaarka qofka ku guuleysta mid ka mid ah shantaan shaqo waxa uu mushaarkiisa noqon doonaa mid la mid ah kuwa ay qaataan shaqaalaha rayidka dowladda.

 

WAAJIBAADKA SHAQO.

tors

Terms of Reference – Planning Oct-Dec 2017

Terms of Reference – Procurement and Assets Mgt Officer Oct-Dec 2017 (1)

Terms of Reference-Finance Officer- Oct-Dec2017

Terms of Reference-HR Officer- Oct-Dec2017

Terms of Reference-ICT Officer- Oct-Dec2017

Shire Garee WararkeenaShare on FacebookShare on Google+Tweet about this on TwitterShare on LinkedInShare on TumblrEmail this to someone

Related posts

Leave a Comment