War Deg Deg ah Dowlada Puntland oo Dagaalkii Tukaraq ee Maanta ku Qabsatay Gadiidka Dagalka akhriso tirada gadiidka somaliland laga qabsaday

Dagaalo Xoogan ayaa Dhawaanahan ka dhacay Deganka Tukaraq Halkaas oo ay ku dagalamayeen Ciidamada Maamulka Somaliland iyo Kuwa Dowlada Puntland Waxana Dagal Qarar uu saaka ka dahacay  degankaasi

Warar lagu kalsoon yahay oo ay Heayso Warbaahinta allpuntander aya shegaya in Ciidanka Dowlada Puntland dagaalkii maanta ay ku Qabsadeen gadiidka Dgaaalka , kuwaasi oo isagu jira taangi iyo Gadiidka Fudud ee Dagalka ee loo Yaaqaaano Cabdi bilaha iyadoona warar soo baxaya ay shegayn  in 5 ka mida gadiidka dagaalka ee yar yar in somaliland laga qabsaday

Warar aya sidoo kale Shegaya in Dagaalka la isku adeesaday hubka nuucyadiisa kala duwan waxana war ka soo baxay Dowlada PUNTLAND lagu shegay in puntand ay daafici doonto degankooda

Ciidamo kala duwan  oo ka kala socda Labada dhinac ay deganada u dhaw dhaw Halka uu dagaalka ka dhacay Gaaray sida ay ku soo waramayaan Wariyaasha allpuntlander

Puntland iyo somaliland ayaa ku dagalamay lahashaha degankaasi waxana tan iyo markii bisha ramadan ay bilaabatay hakaasi ka dhacay dagaalo goos goos ah

 Wixii Warar ah oo ku soo kordha kala soco Allpuntand

Shire Garee WararkeenaShare on FacebookShare on Google+Tweet about this on TwitterShare on LinkedInShare on TumblrEmail this to someone

Related posts

Leave a Comment