War dag dag ah Daawo Sawiro Laga soo Qaaday Dhawacyada Ciidamada Somaliland Dgaaal Wali ka socda Maanta Tukaraq

Dagaal Xoogan ayaa maanta ka Socda Deganka tukaraq Kaasi oo u dhaxeeya Ciidmada Maamulka Somaliland iyo kuwa puntand waxana warar ay shegayan in dagaalka la iskua deegsanayo hubka nuucyadiisa kala duwan

Sawiro lagu baahiyay website yada ka soo baxa Deganada  Somaliand iyo puntland aya muujinaya dhawacyo hordhac ah oo laga soo qaaday sawirada qayb ka mida ciidankii maanta ku dhawacmay dagaalka tukaraq

Dagaalka oo aan la ogayn qasaaraha dhabta ah ee ka dhashay aya waxa ay shegayan in wali uu ka socda dagaalka degankaasi waxana war ka soo baxay puntland ay shegtay in puntlnd ay dafcayso degankooda

Daawo Sawirada Qayb ka mida dhwacyada ciidanka somaliland sawiro laga soo qaaday

Shire Garee WararkeenaShare on FacebookShare on Google+Tweet about this on TwitterShare on LinkedInShare on TumblrEmail this to someone

Related posts

Leave a Comment