Ururka Saxafiyiinta puntland oo ku Gulaystay in Waqooyiga Gaalkacyo lo Warejiyo Tabarada Wariyasha Galmudug

Ururka Saxafiyiinta Puntland ee MAP oo Dadaalo badan sameyay aya ugu Danbeyn waxa uu ku Guulaystay in Waqooyiga Gaalkacyo loo Wareejiyo Tababaro Muhiim ah oo Wariyaasha Koonufrta Gaalkacyo loo Qaban Lahaa

Tabarkan ayaa Waxa iska Kaashanaya Hay,ado Calami ah iyo Sidoo kale Ururka Saxafiyinta Soomaliyed ee uu Gudoomiye ka yahay Omar Faruk , Waxana Tababaradan Boqolkiiba 5% la siin doona Wariyaasha Koonfurta Gaalkacyo Halka 95% looga Faaideyn doono Wariyaasha Dowlada Puntland

Warbaahintada ku Hadlaa Afka Galmudug Gaar ahaan Warbaahinta Hobyomedia.com aya Dabacday Xog ku saabsan in la musuq Maasuqay Tababaro la Siin Laha Wariyaasha Koonfurta Gaalkacyo Waxana Warbaahinta Hobyomedia.com lagu Dhaleeceyay Qorshaha uu Gaalkacyo ka Wado Omar Faruk

Hoos Riix si aad u Aqrisato Wararka ku Saabsan Arintan ee Warbaahintada Galmudug ay Qoreen

Map aya Guulo badan u soo Hoysay Wariyaasha Dowlada Puntland ee Gaalkacyo Waxana Tabarada uu bixin doono Omar Faruk lagu Qaban Doona Dhanka Puntland taasi oo ka dhigan in Koonfurta Gaalkacyo ay heli doonan Tababro Kooban

Allpuntlander oo soo Xiganaysa Xubno ka Mida Wariyaasha Waqooyiga Gaalkacyo oo kulan Galdogob kula Qaatay Omar Faruk aya Waxa ay shegeen in Muhiimada ay ahayd in Wariyaasha Puntland ay Helaan Tababaro Muhim ah Madama Omar Faruk uu Ha,ado Calami ah Magaca Wariyaasha Soomaliya uu Lacago badan uga Cuno

Arintan aya ku soo Beegantay Xili Xirirka u Dhexeyay Wariyaasha Galmudug iyo Omar Faruk uu xumaday Kadib Markii Wariyaasha Galmudug intooda Badan ay ku xiran Yihiin Ururka Saxafiyiinta Soomaliyeed ee Nusej

Shire Garee WararkeenaShare on FacebookShare on Google+Tweet about this on TwitterShare on LinkedInShare on TumblrEmail this to someone

Related posts

Leave a Comment