DHAGEYSI XASAASI AH: Gudoomiyaha G Mudug iyo Waxgaradka Gaalkacyo oo ku dhawaaqay in ay iska difaaci doonaan weerarada Galmduug

Gudoomiyaha gobalka Mudug ee Puntland oo ay wehliyaan qaar kamid ah Nabadoonada gobalka Mudug ayaa si adag uga hadlay xaaladdaha ka taagan magaalada ee dilalkii u dambeeyey.

Gudoomiyaha gobalka Mudug ayaa sheegay in ay Galmudug u muuqdaan in aysan rabin iyo nabadda, aysana diyaar u aheyn arrimaha hadda taagan.

Waxgaradka ayaa sheegay in ay iska difaaci doonaan wax kasta oo duulaan ah ugana yimaada dhinaca Koonfurta magaalada Gaalkacyo.

HALKAN HOOSE KA DHAGEYSO

Shire Garee WararkeenaShare on FacebookShare on Google+Tweet about this on TwitterShare on LinkedInShare on TumblrEmail this to someone

Related posts

Leave a Comment