Daawo Sawirada : Wariyaasha Koonfurta iyo Waqooyiga Gaalkacyo oo Heshiis ku saabsan ka Wada Shaqaynta Nabada Gobalka ku Wada Gaaray Gaalkacyo

allpuntlander Gaaalkacyo :Wariyaasha Koonfurta iyo Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo ayaa Magalada Gaalkacyo ku Gaaray heshiis Hordhac ah waxana Heshiiskaasi uu ka Micno yahay Wada Shaqayn dhax Mari Doonta Wariyaasha Koonfurta iyo Waqopoyiga Magalada Gaalkacyog

Gundhiga Heshiiskan aya Waxa uu yahay ka wad Shaqaynta Nabada  Gobalka Mudg kadib Markii Saxaafada Gobalka Mudug lagu Edeyay in ay Qayb ka yihiin Horinta Colaada Gobalka Mudug

Heshiiska waxa qayb ka ahaa Wariyaasha Labada dhinac iyo Sidoo kale Agaasimayaal ka Socday Dhawr idaacadood oo ku Yaala Koonfurta iyo Waqooyiga magaalada Gaalkacyo

Gudoomiye ku xigeenka Ururka Saxafiyiinta Gobalka Mudug Safiino Daahir Shire  iyo Agaasimaha idaacada Codkamudug e Magalada Gaalkacyo Hanad Abdi Farah Nasta ayaa dhankooda  shegay in heshiiskan uu mhiim u yahay Wada Shaqayn dhax Marta Wariyaasha labada Dhinac iyo Sidoo kale  Agaasimayaasha Warbaahinada

Heshiiskan waxa ka Qayb ka ahaa Xubno ka Socday Ururada Saxaafiyiinta Gobalka Mudug

arintan waxa ay ku soo beegan tay xili  idacadaha labada dhinac bulshada gaalkacyo ay ku edeyeen horuinta colada gaalkacy balse tan waxa ay badli doonta aragtida laga qabo in colaada ay saxafada qayb ka qaadato

Daawo Sawirada 

Shire Garee WararkeenaShare on FacebookShare on Google+Tweet about this on TwitterShare on LinkedInShare on TumblrEmail this to someone

Related posts

Leave a Comment