Akhriso Madaxweynihii Maamulka galmudug oo Dacwo Lagu soo oogay

Warqado la helay aya Tilmamaya in Dacwad laga Gudbiyay madaxweynaha Dowla Gobaleedka Galmudug Ahmed Ducaale Gelle Xaaf iyo Gudoomiye ku xigeenka 1ad ee Barlmaanka galmudug  xareed cali xareed wararka aya sido kale tilmamaya in maxkamada sare ee dowlada faradaalka soomaliya ay u yeertay masuulyiinta labada dhinac waxana dacwada ka gudbiyay sida la shegayo  cali gacal casir gudoomiyaha barlamanka galmudug oo wali ku jira xabsi guri Dawacwada laga Gudbiyay Lbaada Masuul aya looga yeeay in maalinta arbacada ah ee 25 bishan ocktobar ay yimadan magaalada muqdisho ma jiro ilo wareedyo xaqijinaya…

Shire Garee WararkeenaShare on FacebookShare on Google+Tweet about this on TwitterShare on LinkedInShare on TumblrEmail this to someone
Read More

SAWIRRO+XOG: Faahfaahin ka soo baxaysa Qaraxii Boosaaso, Halka loo waday & Qofka Is qarxiyeyba?

Warar dheerad ah ayaa ka soo baxaya qarax uu geystay qof naftiisa haligay oo ka dhacay magaalada Boosaaso, waxaana wararku sheegayaa in qofkan is qarxiyey uu watay gaari-gacan ay ka buuxaan waxyaabaha qarxa. Saraakiisha Laamaha Amniga ayaa sheegay in qofka is qarxiyey ay sidaas oo kale ku xirnaayeen waxyaabaha qarxa ugu dambeyntiina uu qarxay. Goobta uu qaraxan ka dhacay ayaa ku dhaw Albaabka hore ee Saldhiga bartamaha magaalada Boosaaso, waxayna Saraakiisha Amnigu xaqiijiyeen in ujeedadu dabcan ahayd in uu gudaha u galo ama banaanka isku qarxiyo. Ma jiraan cid wax…

Shire Garee WararkeenaShare on FacebookShare on Google+Tweet about this on TwitterShare on LinkedInShare on TumblrEmail this to someone
Read More

DEG DEG: Qarax xoogan oo goordhw ka dhacay Boosaaso

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay Qarax. Sida inoo xaqiijiyeen dadka degaanka Qaraxa ayaa ka dhacay meel u dhow Saldhigga Magaalada Boosaaso. Wararka qaar ayaa waxa ay sheegayaan in Qaraxaasi uu ahaa Ismiidaamin. Waxii kusoo kordha kala soco allpunlander .com Shire Garee Wararkeena

Shire Garee WararkeenaShare on FacebookShare on Google+Tweet about this on TwitterShare on LinkedInShare on TumblrEmail this to someone
Read More

Faah Faahin , Dagaalka ka Socda Duleedka gaalkacyo iyo Wararkii u Danbeyay

Wararka Haatan naga Soo gaaraya magaalada gaalkacyo ee xarunt gobalka Mudug ayaa sheegaya in dagaal xooggani oo ka socdo bariga Gobalka Mudug. Dagaalkan oo u dhaxeeya ciidamada Puntland iyo kuwa galmudug, ayaa ka socda deegaanka gacna-fale, oo ku yaalla bariga gobalka mudug. Gobjoogayaal ayaa sheegaya in dagaalka la isku adeegsanayo Hubka noocyadiisa kala duwan.,Ilaa iyo haatana lama oga khasaaraha ka dhashaya dagaalka oo haatan socda saacado. Dadka deegaanka ayaa sheegaya in laga dareemayo aagaga labada dhinac, abaabul xooggan oo ay sameynayaan Maleeshiyaad ka soo kala jeeda labada Dhinac. Shire Garee Wararkeena

Shire Garee WararkeenaShare on FacebookShare on Google+Tweet about this on TwitterShare on LinkedInShare on TumblrEmail this to someone
Read More

War Deg Deg ah:- Dagaal ka socda Duleedka Magaalada Gaalkacyo iyo Ciidamada Galmudug oo Weerar soo Qaaday

Wararka ka imaanaya Degaanada Dhaca Waqooyig  Gobolka Mudug gaar ahaan Degaanada Miyiga ah ee hoostaga Godod ayaa sheegaya inuu hadda ka soconayo Dagaal Culus oo u dhexeeya Maleeshiyo Xoolo dhaqato ah oo ka soo kala jeeda Maamulada Puntland iyo Galmudug. Dagaalka ayaa la sheegay in u Geystay Khasaare soo kala gaaray Dhinacyada Dagaalamaya,waxaana Dadkii ku dhaawacmay Dagaalka ka socda Tuulooyinka Hoosyimaada Godod la geeyay Isbitaalada ku yaalla Magaalada Gaalkacyo. Illaa hadda ma jirto wax War ah oo ka soo baxay Maamulada Puntland iyo Galmudug oo ku aadan dagaalka ka socda…

Shire Garee WararkeenaShare on FacebookShare on Google+Tweet about this on TwitterShare on LinkedInShare on TumblrEmail this to someone
Read More

Wasaarada Amniga oo Shaqooyin ka banaan

Ujeeddo: Fursado Shaqooyin Banaan. Wasaaradda Amniga Gudaha XFS waxay soo bandhigaysaa shan fursadood oo shaqo ah ku waasoo kala ah sida soo socoto: Finance Officer Procurement Officer Planning Officer ICT Officer Human Resource (HR Officer)   Waqtiga soo gudbinta dokumentiyada waxa uu ku eg yahay taariikhdu marka ay tahay 21 Oktoobar 2017, waxana kusoo diri kartaan info@mois.gov.so  idinkoo ilaalinaya waqtiga.   Fadlan eeg “TORs” hoos ku qoran si aad u aragtid waajibaadka shanta shaqo ee aan kor kusoo xusnay.   FG: Mushaarka qofka ku guuleysta mid ka mid ah shantaan…

Shire Garee WararkeenaShare on FacebookShare on Google+Tweet about this on TwitterShare on LinkedInShare on TumblrEmail this to someone
Read More

XASUUQII ZOOBE SU’AASHII GURMADKA KA DIB NOOGA DHIG!!

Waxan jeclaystay inaan qodob-qodob u dul istaago dhaliisha Xil. Mahad Salaad ee aan waqtigeeda la  joogin qaarkeedna aan ka turjumaynin xaqiiqda jirta laguna marin habaabinayo gurmadka ay shacabka Soomaaliyeed iyo dalalka aan saxiibka nahay la garab istaagayaan dhibanayaashii ay ku habsatay masiibadii ka dhacday Sabtidii hore Isgoyska Soobe. Soomaalidu waxay ku maah-maahdaa “Qadiyad walba xiligeeda laga hadlaa” qofka waxaa fiican inuu misaan saaro marxaladaha lagu jiro ka  hor inta uusan wax amaanin ama uusan dhaliilin, waxaa jirta xili laguu dhago raaricinayo, lagugu amaani, ama lagaa abaal marin hadii aad soo jeediso dhaliil, balse…

Shire Garee WararkeenaShare on FacebookShare on Google+Tweet about this on TwitterShare on LinkedInShare on TumblrEmail this to someone
Read More

Sawirro: Dowladda Puntland oo gurmad u dirtay Muqdisho

Dowladda Puntland ayaa gurmadkii ugu horreeyay gaarsiineysa magaalada Muqdisho, dawooyin iyo agab caafimaad oo ay dhakhaatir waheliyaan ayaa diyaaradi ka qaaday Garoowe. Wasiirka Caafimaadka Puntland Dr Cabdinaasir Cuuke iyo guddigii arrintaan loo xil saaray ayaa deeqdan garsiinaya magaalada Muqdisho. Dowladda Puntland waxay noqonaysaa dowlad gobolleedkii ugu horreeyay oo gurmad ay diyaarad sido geynaya Muqdisho, kaddib qarax boqollaal rayid u badan ay ku dhinteen oo ka dhacay 14 bishan isgoyska mashqulka badnaa ee Zoobe. Daawo sawirrada Shire Garee Wararkeena

Shire Garee WararkeenaShare on FacebookShare on Google+Tweet about this on TwitterShare on LinkedInShare on TumblrEmail this to someone
Read More

Banaanbaxyo Waaweyn Oo Weli Ka Socda Muqdisho+Sawirro

Maanta Muqdisho waa ay ka duwan tahay Maalmihii la soo dhaafay waxaa inta badan xiran Goobaha Ganacsiga iyo Wadooyinka qaar, waayo waxaa ka jira Dibadbaxyo Waaweyn kuwaas oo Magaalada laga dareemay. Boqolaal ka mid ah Shacabka Muqdisho ayaa isugu soo baxay Wadooyinka Waaweyn ee Magaalada kuwaas oo aad uga xun falkii lagu xasuuqay Boqolaalka shacabka ah ee Sabtidii ka dhacay Magaalada muqdisho. Shacabka oo aan looga baran hadalada qaarkood ayaa Maanta waxa ay ku dhawaqayeen Erayo ay ka mid ahaayeen dooni meyno Al-Shabaab iyo Erayo kale. Dadka qaarkood waxa ay…

Shire Garee WararkeenaShare on FacebookShare on Google+Tweet about this on TwitterShare on LinkedInShare on TumblrEmail this to someone
Read More