War dag dag ah Daawo Sawiro Laga soo Qaaday Dhawacyada Ciidamada Somaliland Dgaaal Wali ka socda Maanta Tukaraq

Dagaal Xoogan ayaa maanta ka Socda Deganka tukaraq Kaasi oo u dhaxeeya Ciidmada Maamulka Somaliland iyo kuwa puntand waxana warar ay shegayan in dagaalka la iskua deegsanayo hubka nuucyadiisa kala duwan Sawiro lagu baahiyay website yada ka soo baxa Deganada  Somaliand iyo puntland aya muujinaya dhawacyo hordhac ah oo laga soo qaaday sawirada qayb ka mida ciidankii maanta ku dhawacmay dagaalka tukaraq Dagaalka oo aan la ogayn qasaaraha dhabta ah ee ka dhashay aya waxa ay shegayan in wali uu ka socda dagaalka degankaasi waxana war ka soo baxay puntland…

Shire Garee WararkeenaShare on FacebookShare on Google+Tweet about this on TwitterShare on LinkedInShare on TumblrEmail this to someone
Read More

DAGAALKA TUKARAQ OO XOOGAYSTAY IYO GUUTO KA MIDA BEELAHA DAGA GOBALKA SOOL OO LA SOCDAY CIIDANKA SOMALILAND OO DAGAALKA ISAGA BAXAY

Dagaal saaka hiraabtii hore ka qarxay degaanka Tukaraq ee gobolka Sool oo u dhexeeya ciidamada Puntland iyo Somaliland ayaa haatan aad u xoogaystay ,sida ay xaqiijinayan qaar kamid ah dadka ku sugan nawaaxiga degaankaasi. Weli war sugan lagama hayo sida dagaalkan ku bilowday iyo dhinaca bilaabay midna,balse saraakiil ka tirsan ciidamada difaaca dowladda Puntland oo diiday in magacooda la xigto ayaa Somaliland ku eedeeyay in ay dagaalka bilowday. Dagaalkaan oo socda in ka badan laba saac oo xiriir ah ayaa la sheegayaa in uu ka dhacayo ilaa saddex aag oo…

Shire Garee WararkeenaShare on FacebookShare on Google+Tweet about this on TwitterShare on LinkedInShare on TumblrEmail this to someone
Read More

War Deg Deg ah Dowlada Puntland oo Dagaalkii Tukaraq ee Maanta ku Qabsatay Gadiidka Dagalka akhriso tirada gadiidka somaliland laga qabsaday

Dagaalo Xoogan ayaa Dhawaanahan ka dhacay Deganka Tukaraq Halkaas oo ay ku dagalamayeen Ciidamada Maamulka Somaliland iyo Kuwa Dowlada Puntland Waxana Dagal Qarar uu saaka ka dahacay  degankaasi Warar lagu kalsoon yahay oo ay Heayso Warbaahinta allpuntander aya shegaya in Ciidanka Dowlada Puntland dagaalkii maanta ay ku Qabsadeen gadiidka Dgaaalka , kuwaasi oo isagu jira taangi iyo Gadiidka Fudud ee Dagalka ee loo Yaaqaaano Cabdi bilaha iyadoona warar soo baxaya ay shegayn  in 5 ka mida gadiidka dagaalka ee yar yar in somaliland laga qabsaday Warar aya sidoo kale Shegaya…

Shire Garee WararkeenaShare on FacebookShare on Google+Tweet about this on TwitterShare on LinkedInShare on TumblrEmail this to someone
Read More

(Faahfaahin): Pakistan Iyo Somalia Oo Kala Saxiixday Heshiis Lagu Horumarinayo Nidaamka Waraaqaha Aqoonsiga Ee Somalia

Dowladaha Pakistan iyo Somalia waxay shalay ku kala saxiixdeen Xafiiska Ra’isul-wasaaraha Pakistan, Shaahid Khaqan Cabaasi Heshiis qiimihiisu dhan yahay 10.5 million oo Dollar oo lagu horumarinayo Nidaamka Waraaqaha Aqoonsiga Somalia (The National ID system) iyo in Taageero Farsamo laga geysto Horumarinta Nidaamka Aqoonsiga Muwaadiniinta Soomaalida. Munaasabadda lagu saxiixay Heshiiskaasi waxaa dhinaca Somalia goobjoog uga ahaa  Wasiiru-dowlaha Arrimaha Gudaha, C/llaahi Faarax Wehliye, Madaxa Mashruuca Kaararka Aqoonsiga. Nuur Diiriye Xersi, Danjiraha Somalia u joogta Pakistan, Khadiija Maxamed Al-makhzuumi iyo Saraakiil sarsare oo ka tirsan Safaaradda Somalia ku leedahay dalka Pakistan. Dhinaca kale,…

Shire Garee WararkeenaShare on FacebookShare on Google+Tweet about this on TwitterShare on LinkedInShare on TumblrEmail this to someone
Read More

Maraykanka Oo Lagu Cadaadinayo Inuu Buuraha Golan U Aqoonsado Qeyb Ka Mid Ah Dhulka Yuhuudda.

Yuhuudda waxay ku cadaadinayaan Maamulka Mdaaxweyne Donald Trump sidii uu qeyb ka mid ah dhulka Yuhuudda ugu aqoonsan lahaa Buuraha Golan Heights oo Suurya looga qabsaday Dagaalkii dhacay saannadkii 1967-kii. Wasiirka Sirdoonka ee Yuhuudda, Yisrael Katz oo la hadlay Wakaalladda Wararka REUTERS ayaa sheegay in Ajndahooda sare yahay sidii ay Maraykanka u ayidi lahaayeen inay Buuraha Golan qeyb ka tirsan yihiin Yuhuudda Waxa uu intaasi ku daray inuu qqoddobkaasi muhiim u yahay xoojinta Xiriirka Diplomaasiyadeed ee ay Maraykanka la leeyihiin. Sarkaal ka tirsan Aqalka Cad ee looga arrimiyo Maraykanka oo la hadlay…

Shire Garee WararkeenaShare on FacebookShare on Google+Tweet about this on TwitterShare on LinkedInShare on TumblrEmail this to someone
Read More

XOG: Sirdoonka DF oo qorshe cusub ay kaga hortagayaan u degay dilalka qorsheysan ee Muqdisho ka geystaan Daacish

Sirdoonka Soomaaliya ayaa badinaya wardoonkooda magaalada Muqdisho ka dib markii ay soo if baxday arrin cusub oo qatar ku ah jiritaanka Dowladnimada,shaqaalo iyo mas’uuliyiinta Dowladda. Kooxda Daacish oo ka dagaalanta Soomaaliya gaar ahaan deegaanada Puntland ayaa hadda bilowday iney dilal qorsheysan oo nuuc cusub ah ka bilowdo magaalada Muqdisho. Shacabka magaalada Muqdisho ayaa ka naxsan Tallaabada cusub ee Muqdisho ku soo kordhay oo qatar ku ah Amniga,waxayna isla dhexmarayaan dil shalay ka dhacay Muqdisho oo ay sheegteen Mas’uuliyadeeda Kooxda Daacish. Ciidanka Dharcadka ee Nabad sugida ayaa maanta Muqdisho ku dilay…

Shire Garee WararkeenaShare on FacebookShare on Google+Tweet about this on TwitterShare on LinkedInShare on TumblrEmail this to someone
Read More

Akhriso:-Puntland Oo Warka Soo Saartay Dagaalkii Maanta Deegaanka Tukaraq

Kadib dagaal saakay ka bilaawday deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool ayaa waxaa Warka soo saaray dagaalkaas Maamulka Puntland oo ay ciidamadooda dagaalka kula jiraan kuwa Soomaalilnad. War qoraal ah oo ka soo baxay madaxtooyada Puntland ee Garoowe ayaa lagu sheegay in dagaalkii saakay ay ciidamadooda ku soo qaadeen kuwa Soomaaliland,isla markaana lagu soo gardarooda. Sidoo kale waxaa lagu sheegay qoraalka in Puntland iyo Shacabkeeda ay diyaar u yihiin in ay difaacdaan gobolka Sool. Hoos Ka Akhriso Qoraalka laga soo saaray Madaxtooyada Puntland. Shire Garee Wararkeena

Shire Garee WararkeenaShare on FacebookShare on Google+Tweet about this on TwitterShare on LinkedInShare on TumblrEmail this to someone
Read More

Ozil iyo Gündogan oo u sharaxay Madaxweynaha Jarmalka kulankii ay la qaateen Erdogan (Daawo Sawirro)

Ciyaartoyda caanka ah ee Mesut Özil iyo Ilkay Gündogan katirsan xulka Jarmalka sidoo kale ka ciyaara Horyaalka Ingiriiska ayaa kulan gaar ah la qaatay Madaxweynaha dalka Jarmalka Frank-Walter Steinmeie. Labadan ciyaartoy ayaa gudaha Jarmalka kala kulmay dhaleeceyn xoogan oo uga imaaneysay dhinacyo kala duwan kadib markii magaalada London kula kulmeen Madaxweynaha dalka Turkiga  Racep Tayib Erdogan. Siyaasiyiin kala duwan oo u dhalatay dalka Jarmalka ayaa ku eedeeyeen labadan ciyaartoy in ay taageero u fidiyeen Madaxweyne Erdogan ka hor inta aysan dalkaasi Turkiga doorashooyinka ka dhicin. Mesut Özil iyo Ilkay Gündogan oo kamid…

Shire Garee WararkeenaShare on FacebookShare on Google+Tweet about this on TwitterShare on LinkedInShare on TumblrEmail this to someone
Read More

Dowladaha Soomaaliya & Kenya oo kala saxiixday heshiisyo Qarsoodi ah (Xog Muhiim ah)

Wasiirka arrimaha dibadda ee Kenya Monica Juma ayaa shaaca ka qaaday in muranka Badda ee Somalia iyo Kenya ay labada dowladood ka gaareen heshiis dhigaya inaan Maxkamad la aadin oo wada hadal wax lagu dhameeyo. Dowlada Soomaaliya ayaan illaa hadda ka jawaabin hadalka ka soo yeeray Wasiirka arrimaha dibadda Kenya Monica Juma oo haddii uu run noqdo fadeexad iyo weji gabax ku noqonaya dowlada. Talaabadan ayaa ku soo aadeysa xili Maxkamada caalamiga ah ee Hegue uu hor yaalo kiiska dacwad ay u gudbisay dowladii Madaxweyne Xasan Shiikh oo ku saabsan…

Shire Garee WararkeenaShare on FacebookShare on Google+Tweet about this on TwitterShare on LinkedInShare on TumblrEmail this to someone
Read More

Xukuumada Somalia oo si adag u beenisay hadal kasoo yeeray Dowlada Kenya

Xukuumada Soomaaliya ayaa si adag u beenisay hadal kasoo yeeray Wasiirka arrimaha dibadda ee Kenya Monica Juma , oo sheegtay in dowladaha Soomaaliya iyo Kenya kawada hadleyn dacwada badda ee labada wadan u dhaxeeya. Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya  Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay in aysan jirin wax wada hadal ah ay Dowlada Soomaaliya kala yeelatay dalka Kenya dacwada badda ee u dhaxeysa labada wadan. Waxa uu sheegay Wasiirka in aysan dowlada Soomaaliya kala xaajoon Kenya in dacwada badda ee labada wadan u dhaxeysa in lagu haliyo meel aan aheyn Maxkamada caalamiga…

Shire Garee WararkeenaShare on FacebookShare on Google+Tweet about this on TwitterShare on LinkedInShare on TumblrEmail this to someone
Read More