GUDOOMIYAHA CUSUB HAY’ADDA WADOOYINKA PUNTLAND OO XILKA LA WAREEGAY.

Guddoomiyaha Cusub ee Hay’adda Waddooyinka Puntland (PHA) Eng.Cabdirisaaq Yusuuf Cilmi oo 7-dii bishaan October 2017 Madaxweyne Cabdiweli Gaas soo magacaabay ayaa maanta si rasmi ah xilka uga la wareegay Siciid Maxamuud Jaamac oo si kumeel gaar ah xafiiska u joogay tan iyo markii xilka laga qaaday Guddoomiyihi hore Hay’adda Waddooyinka Puntland Maxamuud Cabdinuur Aadan 3-dii March 2017. Munaasabad lagu qabtay xarunta Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Gaadiidka Puntland ee magaalada Garoowe oo ay kasoo qaybgaleen mas’uuliyiinta Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Gadiidka,Guddiga sare ee Hay’adda PHA,Xubno ka socday hay’adaha taageera PHA iyo…

Shire Garee WararkeenaShare on FacebookShare on Google+Tweet about this on TwitterShare on LinkedInShare on TumblrEmail this to someone
Read More