Daawo Sawirada Muqtaar rooboow abuu mansoor oo la Sheegay in uu Booqday Goobtii uu Qaraxa ka Dhacay

Muqtaar rooboow abuu mansoor ayaa  booqday goobtii mashaqadu ka dhacday iyo Isbtitaalada isagoo u kuurgalaya xaaladda shacabkii Soomaliyeed eek u waxyeeloobay qaraxii dhawaan ka dhacay magalada Muqdisho Shiikh Muqtaar rooboow abuu mansoor oo ay wehliyeen mas’uuliyiin iyo saraakiil ayaa tagay qaar kamid ah isbitaaladii la dhigay dadka dhaawacyada qaba,wuxuuna Shiikha   dhiig u shubay dad Soomaaliyeed oo qaraxaasi dhibaato culus ka soo gaartay. Isbitaalada waxaa yaala meydad iyo dhaawacyo aad u badan,sidoo kale waddooyinka iyo isbitaalada waxaa buux dhaafiyay dadweyne aad u farabadan kuwaasi oo qaar kood baadi goob ugu jira…

Shire Garee WararkeenaShare on FacebookShare on Google+Tweet about this on TwitterShare on LinkedInShare on TumblrEmail this to someone
Read More

Siyaasi Ahmed Shire Falagle waxa socdaa waa shirqool loomaleegay Galmudug +Video

Tan iyo Markii barlmaanka galmudug ay Shaaca ka qaden in Xika ay ka Qaadeen Madaxweynaha Galmudug Mudane Cabdi Kariin Xuseen Gulled aya Waxaa TVyada ku Haldla Afka Somalida wax ay Samaynayeen Barnaamijyo iyo Doodo Gaar ah oo looga Hadayay Xil ka qaadista Barlmaanka galmudug ay Madaxweynaha ku shegen in ay Xilka uga Qadeen iyo Qilaafka Galmudug ka soo Shaac bacay. TVga Somali Cable aya Smaeeyay Barnaamij Gaar ah oo ay ku Casumeen Qaar ka Mida Siyaaasiyiinta ugu Cansan Deganada Galmudug oo uu ka Mid yahay Siyaasiga Ahmed Shire Falagle oo…

Shire Garee WararkeenaShare on FacebookShare on Google+Tweet about this on TwitterShare on LinkedInShare on TumblrEmail this to someone
Read More

GUDOOMIYAHA CUSUB HAY’ADDA WADOOYINKA PUNTLAND OO XILKA LA WAREEGAY.

Guddoomiyaha Cusub ee Hay’adda Waddooyinka Puntland (PHA) Eng.Cabdirisaaq Yusuuf Cilmi oo 7-dii bishaan October 2017 Madaxweyne Cabdiweli Gaas soo magacaabay ayaa maanta si rasmi ah xilka uga la wareegay Siciid Maxamuud Jaamac oo si kumeel gaar ah xafiiska u joogay tan iyo markii xilka laga qaaday Guddoomiyihi hore Hay’adda Waddooyinka Puntland Maxamuud Cabdinuur Aadan 3-dii March 2017. Munaasabad lagu qabtay xarunta Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Gaadiidka Puntland ee magaalada Garoowe oo ay kasoo qaybgaleen mas’uuliyiinta Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Gadiidka,Guddiga sare ee Hay’adda PHA,Xubno ka socday hay’adaha taageera PHA iyo…

Shire Garee WararkeenaShare on FacebookShare on Google+Tweet about this on TwitterShare on LinkedInShare on TumblrEmail this to someone
Read More