Akhriso Madaxweynihii Maamulka galmudug oo Dacwo Lagu soo oogay

Warqado la helay aya Tilmamaya in Dacwad laga Gudbiyay madaxweynaha Dowla Gobaleedka Galmudug Ahmed Ducaale Gelle Xaaf iyo Gudoomiye ku xigeenka 1ad ee Barlmaanka galmudug  xareed cali xareed

wararka aya sido kale tilmamaya in maxkamada sare ee dowlada faradaalka soomaliya ay u yeertay masuulyiinta labada dhinac waxana dacwada ka gudbiyay sida la shegayo  cali gacal casir gudoomiyaha barlamanka galmudug oo wali ku jira xabsi guri

Dawacwada laga Gudbiyay Lbaada Masuul aya looga yeeay in maalinta arbacada ah ee 25 bishan ocktobar ay yimadan magaalada muqdisho

ma jiro ilo wareedyo xaqijinaya in warkan uu yahay mid saxan balse warqaahan aya la soo galiyay website

Shire Garee WararkeenaShare on FacebookShare on Google+Tweet about this on TwitterShare on LinkedInShare on TumblrEmail this to someone

Related posts

Leave a Comment