Siyaasiga Nuur Ismaaciil oo shacabka ka dalbaday in aay muujiiyeen dareenkooda ku aadan heshiishkiii dekada Berbara’

Siyaasiga Nuur Ismaaciil Sheekh oo ka mid ah Siyaasiyiinta Soomaaliyeed, Shir Jar,Iid  ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa canbaareeyay heshiishkii sedax goosadka ahaay ee dhawaan ka dhacay Magaalada Abuu dubai ee Dalka Imaaradka. Siyaasiga ayaa sheegay in lagu xadgudubtay madaxbaaninada iyo midnimada Soomaaliya,waxa uuna xusay in loona baahan yahay in shacabka iyo Madaxda si isku mid ah ugu jawaabaan. Siyaasi Nuur Ismaaciil Sheekh ayaa shacabka ka dalbaday in aay muujiyaan go,aankooda ku aadan heshiishkii Magaalada Berbera oo aay isku soo bax ka dhigaan Magaalada Muqdisho. Dad baddan oo Soomaaliyeed, ayaa siyaabo kala…

Shire Garee WararkeenaShare on FacebookShare on Google+Tweet about this on TwitterShare on LinkedInShare on TumblrEmail this to someone
Read More

Atoore Sanjay Dutt oo diiday dhaxal ay uga dhimatay haweenay taageere u ah

Xiddiga caanka ah ee aflaamka Bollywood-ka ee dalka Hindiya Sanjay Dutt ayaa waxaa la soo deristay dhacdo lama filaan ah oo dad badanka yaabisay ka din markii lacag iyo hanti kale ay dhaxal ahaan uga tagtay haweenay taageere u ahayd oo geeriyootay. Sanjay Dutt ayaa sheegay ininkastoo uu ka mahadcelinayo ficilka haweenaydan, haddana uusan aqbali karin inuu qaato hantidaas oo cadadeeda la sheegin maadaamaa uusan la kulmin waligiis, isla markaasna uusan aqoon u lahayn. Bishii hore bankiga ayaa atooraha u sheegay in haweenay lagu magacaabo Nishi Harishchandra Tripathi oo 62…

Shire Garee WararkeenaShare on FacebookShare on Google+Tweet about this on TwitterShare on LinkedInShare on TumblrEmail this to someone
Read More

Bilyan’dheerka ugu da’da yar caalamka

Hadalada ka dhanka ah muhaajiriinta ee ka imanaya aqalka Cad ee Mareykankana ayaa waxay nayad jabinaysaa in Mareykanka ay yimaado dadka sameeya barnaamijyada Komputarada. Waxaa sidaasi sheegay Bilyandheerka ugu da’da yar caalamka Irishman John Collison oo 27 jir ah. Shirkadda ay wada asaaseen walaalkiis Patrick, ayaa waxa ay lacago u kala dirtaa kumanaan qof iyada oo adeegsanaysa barta internetka. Collison ayaa sheegay in ganacsigiisii sida aadka ah u kobcayay uu la kulmay caqabad ku aadan in uu soo jiito dadka leh hibada uu alle siiyay . Wareysi gaar ah oo…

Shire Garee WararkeenaShare on FacebookShare on Google+Tweet about this on TwitterShare on LinkedInShare on TumblrEmail this to someone
Read More

Xafiiska Qaramada Midoobay ee Somalia oo War-Saxaafadeed soo saaray (Akhriso)

Iyadoo la xusayo Maalinta Caalamiga ee Haweenka, mas’uulka ugu sarreeya Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ayaa maanta haweenka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay guusha ay sannadahan dhow ka gaareen horumarka – gaar ahaan arrimaha siyaasadda iyo dhaqaalaha dalka. “Haweenka ayaa isku hayay qoysaska Soomaaliyeed intii lagu jiray sannadihii dheeraa ee fowdada iyo colaadda hubaysan ee dalka,” ayuu yiri Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Michael Keating. Haweenka Soomaaliyeed waxay dhigeen taariikh xilligii hanaankii doorashada ee sannadkii 2016kii, markaaso ay murashaxiinta haweenka ahi ay ku guuleysteen boqolkiiba…

Shire Garee WararkeenaShare on FacebookShare on Google+Tweet about this on TwitterShare on LinkedInShare on TumblrEmail this to someone
Read More

Siyaasiga Nuur Ismaaciil” Heshiiska Dakada Barbara Sameyntiisa ayuu leeyahay “”

Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ka jawaabay hadal dhowaan ka soo yeeray Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo sharci daro ku tilmaamay heshiiskii dekeda Berbera. Biixi ayaa ku tilmaamay Raisul Wasaare Khayre wiil yar oo Xamar ka taliya kaasoo uu sheegay inuu ku dhawaaqay dagaal, ka Maamul ahaana ay diyaar u yihiin inay iska difaacaan. Wuxuu sheegay Madaxweynaha Somaliland in Dowladda Federaalka qaabka ay wax u wado aysan ku qanacsaneyn haddii ay yihiin Somaliland, wuxuuna tilmaamay Dekeda Berbera ay go’aan ka gaari karto Somaliland. “Heshiiska…

Shire Garee WararkeenaShare on FacebookShare on Google+Tweet about this on TwitterShare on LinkedInShare on TumblrEmail this to someone
Read More