Duqayn diyaaradeed oo ka dhacday Shabelaha Hoose

Wararka ka imanaya deegaan ka tirsan gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya in maanta ay duqeyn ka geysteen diyaaradaha aan duuliyaha lahayn deegaan hoostaga gobolka Sh/hoose.   Gantaalo ayaa lagu garaacay saldhig ay ururka Al-Shabaab ku leeyihiin deegaan aan ka fogeyn Beledul-Amiin sida laga soo xigtey dad ku sugan deegaano ku dhowdhow halka ay duqeyntan ka dhacday. Duqeyntan oo laga maqlay deegaano ka tirsan gobolada Shabelaha Hoose iyo Shabelaha Dhexe ayaan la ogeyn qasaaraha ka dhashay. Duqeyntan ayaa sidoo kale waxaa xaqiijiyay saraakil ka tirsan ciidamada dowlada balse illaa iyo hadda wax…

Shire Garee WararkeenaShare on FacebookShare on Google+Tweet about this on TwitterShare on LinkedInShare on TumblrEmail this to someone
Read More