Qoral Xiiso badan Xusuusta boqorkii ugu dambeeyay ee saldanaddii Mughal

Wax ka baddan muddo qarni ah waxaa la’iska hilmaamay taariikhda iyo xusuustii boqorkii ugu dambeeyay ee saldanadii xoogga badnayd ee Mughal taas oo ka talin jirtay dalalka Hindiya, Pakistan, Bangladesh, iyo Afghanistan. Isaga oo jeebeysan, xanuunsan ayuu ku dhintay magaalada Yangon ee dalka Myamar, halkaas oo gumeystihii Ingiriiska ay geeyeen isaga oo maxbuus ah. Waxa ay ahayd sanadkii 1862-dii wax yar uun kadib markii Ingiriisku uu jabiyay ciidankiisii. Bahadur Zafar II ayaa waxaa lagu aasay meel u dhow goobta caanka ah ee lagu magacaabo Shwedagon Pagoda ee magaalada Yangon si…

Shire Garee WararkeenaShare on FacebookShare on Google+Tweet about this on TwitterShare on LinkedInShare on TumblrEmail this to someone
Read More

AKHRISO: Amiirada iyo Maalqabeennada lagu xiray Sacuudiga (Shaxda Lacagaha ay heystaan)

lolaha musuqmaasuq la dirirka ee ka socda Boqortooyada Sacuudiga ayaa keenay in xabsiga la dhigo Amiiro, wasiiro hore iyo maalqabeenadii ugu waaweynaa dalkaasi. Xubnaha xabsiga la dhigay ayaa lacagta ay leeyihiin marka la isku daro lagu qiyaasay inay ka badan tahay 100 Billion, waxaana ololahan lagu sheegay in ujeedkiisu yahay sidii uu awoodda oo dhan gacanta ugu dhigi lahaa. HOOS KA AKHRISO SHAXDA AMIIRADA LA XIRAY IYO LACAGAHA AY HEYSTAAN Shire Garee Wararkeena

Shire Garee WararkeenaShare on FacebookShare on Google+Tweet about this on TwitterShare on LinkedInShare on TumblrEmail this to someone
Read More

Dalka Ingariiska Wasiirad lagu heesto Kulan Qarsoodi ah oo la yeelatay Israel..

Xoghayaha Horumarinta Caalamiga ee dalka UK Ms.Priti Patel ayaa laga cabsi qabaa inay xilkeeda ku weyso kulamo qarsood ah oo ay la yeelatay Madaxda Israel, haweenaydan ayaa kamid ah xubnaha xiriirka dhow laleh maamulka Yahuuda. Wasiirada ayaa ka qarisay dowlada iyo Wasaarada Arrimaha Dibada kulamo ay si shaqsi ah ulla yeelatay Raysalwasaaraha Israel Benjamin Netanyahu xili ay fasax ku joogtay Israel, waxay sidoo kale qarisay kulamo kale oo ay la yeelatay saraakiil ka socda maamulka Israel kulamadaasi oo dhacay bilihii Agoosto iyo September. Kulamadan ayaa ah sharci daro ka horimaaneysa…

Shire Garee WararkeenaShare on FacebookShare on Google+Tweet about this on TwitterShare on LinkedInShare on TumblrEmail this to someone
Read More