Warbix Dagaal Aan Saaka Waxba La Iskula Harrin Oo Ka dhacay Bariga Gobalka Mudug Godad

Saaka 5 subaxnimo ayay maleeshiyaad Galmudug weerar kusoo qaadeen xoolo dhaqato ku sugan baadiyaha tuulada Godad ee ku taal bariga Gaalkacyo Gobalka Mudug daanta Puntland. Maleeshiyaadka Galmudug ayaa la sheegayaa in ay saaka wateen 20 Baabuurta dagaalka ee Soomaalidu u taqaan tignikada, waxaana wararku sheegayaan in maleeshiyaadka Galmudug maalmahaanba is diyaarinayeen. Dagaalkaan ayaa daba socda dagaal dhacay wiiggii hore. Dagaalkii wiiggii hore ayaa sabab u ahaa dhul daaqsin dhanka Puntland oo roob ka da’ay oo ay kusoo hayaameen xoolo dhaqato reer Galmudug oo ay galbinayaan ciidan tigniko wata oo Galmudug…

Shire Garee WararkeenaShare on FacebookShare on Google+Tweet about this on TwitterShare on LinkedInShare on TumblrEmail this to someone
Read More

Dagaalka barriga G Mudug oo maanta sii xoogeystay iyo Khasaaraha oo sii kordhaya

Wararkii ugu dambeeyey ee naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in dagaalkii kasocday bariga magaaladaas uu xoogeystay, khasaaruhuna uu sii kordhayo. Wariyaheena magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in 23 qof oo dhaawac ah lakeenay isbitaalada labada dhinac, ayna sidaas oo kale jiraan tiro dhimasho ah oo labada dhinacba. Warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in tiradda dhimashadu ay hadda gaarayso 10 qof oo labada dhinac ah. Hubka waa weyn ee Tiknikada ah ayay isku adeegsanayaan labada dhinac oo u muuqda in ay u diyaar garoobeen dagaalkan saaka qarxay, oo ay…

Shire Garee WararkeenaShare on FacebookShare on Google+Tweet about this on TwitterShare on LinkedInShare on TumblrEmail this to someone
Read More

Akhriso Madaxweynihii Maamulka galmudug oo Dacwo Lagu soo oogay

Warqado la helay aya Tilmamaya in Dacwad laga Gudbiyay madaxweynaha Dowla Gobaleedka Galmudug Ahmed Ducaale Gelle Xaaf iyo Gudoomiye ku xigeenka 1ad ee Barlmaanka galmudug  xareed cali xareed wararka aya sido kale tilmamaya in maxkamada sare ee dowlada faradaalka soomaliya ay u yeertay masuulyiinta labada dhinac waxana dacwada ka gudbiyay sida la shegayo  cali gacal casir gudoomiyaha barlamanka galmudug oo wali ku jira xabsi guri Dawacwada laga Gudbiyay Lbaada Masuul aya looga yeeay in maalinta arbacada ah ee 25 bishan ocktobar ay yimadan magaalada muqdisho ma jiro ilo wareedyo xaqijinaya…

Shire Garee WararkeenaShare on FacebookShare on Google+Tweet about this on TwitterShare on LinkedInShare on TumblrEmail this to someone
Read More

SAWIRRO+XOG: Faahfaahin ka soo baxaysa Qaraxii Boosaaso, Halka loo waday & Qofka Is qarxiyeyba?

Warar dheerad ah ayaa ka soo baxaya qarax uu geystay qof naftiisa haligay oo ka dhacay magaalada Boosaaso, waxaana wararku sheegayaa in qofkan is qarxiyey uu watay gaari-gacan ay ka buuxaan waxyaabaha qarxa. Saraakiisha Laamaha Amniga ayaa sheegay in qofka is qarxiyey ay sidaas oo kale ku xirnaayeen waxyaabaha qarxa ugu dambeyntiina uu qarxay. Goobta uu qaraxan ka dhacay ayaa ku dhaw Albaabka hore ee Saldhiga bartamaha magaalada Boosaaso, waxayna Saraakiisha Amnigu xaqiijiyeen in ujeedadu dabcan ahayd in uu gudaha u galo ama banaanka isku qarxiyo. Ma jiraan cid wax…

Shire Garee WararkeenaShare on FacebookShare on Google+Tweet about this on TwitterShare on LinkedInShare on TumblrEmail this to someone
Read More

DEG DEG: Qarax xoogan oo goordhw ka dhacay Boosaaso

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay Qarax. Sida inoo xaqiijiyeen dadka degaanka Qaraxa ayaa ka dhacay meel u dhow Saldhigga Magaalada Boosaaso. Wararka qaar ayaa waxa ay sheegayaan in Qaraxaasi uu ahaa Ismiidaamin. Waxii kusoo kordha kala soco allpunlander .com Shire Garee Wararkeena

Shire Garee WararkeenaShare on FacebookShare on Google+Tweet about this on TwitterShare on LinkedInShare on TumblrEmail this to someone
Read More

Faah Faahin , Dagaalka ka Socda Duleedka gaalkacyo iyo Wararkii u Danbeyay

Wararka Haatan naga Soo gaaraya magaalada gaalkacyo ee xarunt gobalka Mudug ayaa sheegaya in dagaal xooggani oo ka socdo bariga Gobalka Mudug. Dagaalkan oo u dhaxeeya ciidamada Puntland iyo kuwa galmudug, ayaa ka socda deegaanka gacna-fale, oo ku yaalla bariga gobalka mudug. Gobjoogayaal ayaa sheegaya in dagaalka la isku adeegsanayo Hubka noocyadiisa kala duwan.,Ilaa iyo haatana lama oga khasaaraha ka dhashaya dagaalka oo haatan socda saacado. Dadka deegaanka ayaa sheegaya in laga dareemayo aagaga labada dhinac, abaabul xooggan oo ay sameynayaan Maleeshiyaad ka soo kala jeeda labada Dhinac. Shire Garee Wararkeena

Shire Garee WararkeenaShare on FacebookShare on Google+Tweet about this on TwitterShare on LinkedInShare on TumblrEmail this to someone
Read More

War Deg Deg ah:- Dagaal ka socda Duleedka Magaalada Gaalkacyo iyo Ciidamada Galmudug oo Weerar soo Qaaday

Wararka ka imaanaya Degaanada Dhaca Waqooyig  Gobolka Mudug gaar ahaan Degaanada Miyiga ah ee hoostaga Godod ayaa sheegaya inuu hadda ka soconayo Dagaal Culus oo u dhexeeya Maleeshiyo Xoolo dhaqato ah oo ka soo kala jeeda Maamulada Puntland iyo Galmudug. Dagaalka ayaa la sheegay in u Geystay Khasaare soo kala gaaray Dhinacyada Dagaalamaya,waxaana Dadkii ku dhaawacmay Dagaalka ka socda Tuulooyinka Hoosyimaada Godod la geeyay Isbitaalada ku yaalla Magaalada Gaalkacyo. Illaa hadda ma jirto wax War ah oo ka soo baxay Maamulada Puntland iyo Galmudug oo ku aadan dagaalka ka socda…

Shire Garee WararkeenaShare on FacebookShare on Google+Tweet about this on TwitterShare on LinkedInShare on TumblrEmail this to someone
Read More

Wasaarada Amniga oo Shaqooyin ka banaan

Ujeeddo: Fursado Shaqooyin Banaan. Wasaaradda Amniga Gudaha XFS waxay soo bandhigaysaa shan fursadood oo shaqo ah ku waasoo kala ah sida soo socoto: Finance Officer Procurement Officer Planning Officer ICT Officer Human Resource (HR Officer)   Waqtiga soo gudbinta dokumentiyada waxa uu ku eg yahay taariikhdu marka ay tahay 21 Oktoobar 2017, waxana kusoo diri kartaan info@mois.gov.so  idinkoo ilaalinaya waqtiga.   Fadlan eeg “TORs” hoos ku qoran si aad u aragtid waajibaadka shanta shaqo ee aan kor kusoo xusnay.   FG: Mushaarka qofka ku guuleysta mid ka mid ah shantaan…

Shire Garee WararkeenaShare on FacebookShare on Google+Tweet about this on TwitterShare on LinkedInShare on TumblrEmail this to someone
Read More